Maxadka shaam
ku soo dhawaada maxadka shaam' oo kuu sahli doona ILAAHAY-idankii waxbadan oo kamid'ah Diinta ISLAMKA
iyadoo lagugu soo gaadhsiin doono duruustaas habka casriga'ah ee ONLINE maqal iyo muuqaal dhamaystiran
macalinka iyo dariskaba, taas oo aad ku barandoontid inshaa-ALLAAH adoo jooga Gurigaaga meelkasta oo aad caalamka kajoogtid.Waxaa ku qaabili doona macalimiin
kudadaalaya in ay kufaham siiyaan hadba dariska aad codsato adoo arki doona insha-AALAAH isbedal wax barasho mudo aad u'kooban sidaynu Allaah ka sugayno.
waxabarashadan waxaa lafdhabar u'ah QUR'AANKA kariimka ah, hadaba waxaa kamid ah duruusta laqaadanayo:
1-HIGAAD (barashada akhriska iyo qoridda)
2- QURAANKA
3- TAJWIIDka
4- XADIISka
5- TAFSIIRka
6- SIIRADA
7- Fiqhi(fahamka axkaamta iyo iwm)
8- Tawxiid ama Caqiido
9- Carabi
10 - Naxwe








